Jump to content

Cabdisalaam Bashiir Cabdisalaam

Ka Wikipedia
Cabdisalaam Bashiir Cabdi Salaam
عبدالسلام بشير عبدالسلام

Duqa Magaalada Boosaaso
Ka qabtay xil
Sebteembar 06, 2018  Talada Haya

Macluumaad gaar ah

Cabdisalam Bashiir Cabdisalam (Af Soomaali : Cabdisalaam Bashiir Cabdisalaam, Af Carabi: عبدالسلام بشير عبدالسلام) waa siyaasi Soomaali sweedhish ah. Waa duqa haatan ee Magaalada Boosaaso oo ah Magaalada saddexaad ee Soomaaliya ugu weyn, Xarunta Ganacsiga iyo saqaafada Puntland, Soomaaliya. 6dii Sebteembar 2018 ayaa golaha deegaanku si wada jira ugu doorteen Abdisalaam duqa xiga muddo 5 sano ah. [1][2]. Ka hor Cabdisalaam wuxuu ahaa Duqa Degmada Waaciye ee Gobolka Bari, Puntland, Soomaaliya.

  1. "Abdisalam Bashir elected as Bossaso mayor". Halbeeg. Archived from the original on August 16, 2018. Retrieved September 6, 2018. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  2. https://web.archive.org/web/20190425111046/https://en.halbeeg.com/2018/09/06/abdisalam-bashir-elected-as-bossaso-mayor/. Archived from the original on 2019-04-25. Retrieved 2019-09-16. {{cite web}}: Missing or empty |title= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)