Cabsi
Jump to navigation
Jump to search
- Kani waa maqaal ku saabsan dareenka. Boga "baqdin" halkan ayaan laga toosiyay
Cabsi (Af Ingiriis : fear; Af carabi: خوف) waa dareen noolaha (dadka iyo xayawaanka) muujiyaan marka ay u arkaan in naftooda dhibaato soo gaadhayso. Dareenka cabsidu waxaa keena isbedel ku yimaada shaqada maskaxda taasi oo amar ku bixisa in halis soo waajahdey jidhka noolahaas. Qofka cabsanaya waxaa astaan u ah qaylo, orod, isqarin, oohin iyo wixii la mid ah.
Qoraalo La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- Naxdin
- Oohin
- Baqdin
Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |