Kaasiyaam

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Caesium)

Kaasiyaam

Haku khaldin curiyaha Kaalshiyaam.

Curiyaha Kaasiyaam

Kaasiyaam (ingiriis: Caesium) astaanta (Cs) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay kontan-iyo-shan(55). Curiyaha Aarsenik waa bir ka tirsan curiyayaasha guruubka 1aad, ([[Birta Alkali]), ee Diwaanka Curiye.

Kaasiyaam waa bir, midabka dahabka oo iftiimaya leh, ka tirsan birta alkali, isla markaana dareere noqota marka heerkulku gaadho 28 °C (82 °F) . Si la mid ah Sodhiyaamta iyo Botashiyaamta, curiyaha Kaalsiyaam waa mid aad u firfircoon oo si dhakhso badan ula falgasha hawada, biyaha iyo curiyeyaasha kale.

Markii u horeeysay curiyahan waxaa helay labo saynisyahan ee kala ah Robert Bunsen iyo Gustav Kirchhoff sanadkii 1860.