Ciidanka Cirka

Ka Wikipedia
Diyaaradaha dagaalka Maraykanka
Diyaarad dagaal nooca B-2
Diyaaradaha shidaalka ku shuba diyaaradaha kale cirka dhexdiisa

Ciidanka Cirka (Af Ingiriis : air force; Af Carabi : ar‎) waa ciidanka qaran, dowlad ama urur leeyahay kuwaasi oo qaabilsan dagaalka cirka oo kali ah. Ciidankani waxay sida badan qeyb ka yihiin Ciidanka Xooga ee wadan leeyahay, waxayna qabtaan shaqooyin badan oo ka mid tahay basaasida, xog ururinta, duqeynta iyo weerarka dhinaca cirka ah.[1]

Hordhac

Inkastoo xooga iyo muhiimada ciidanka cirku balaadhatay wixii ka dambeeyay Dagaalkii Labaad ee Aduunka, Ciidanka cirku waa qeyb ka mid ah ciidanka xooga (military army) ee wadan, dowlad, qaran ama urur leeyahay.[2]

Muuqaal

Sidoo kale fiiri

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Xigasho

  1. Biddle, Rhetoric and Reality in Air Warfare, pg.19
  2. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2017-01-13. Soo qaatay 2017-07-29.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)