Cillada baariga

Ka Wikipedia

Cillada baariga (Af Ingiriis : agoraphobia; agoraphobic disorder; Af Carabi : ar‎) waa cillad iyo xanuun shaqsiyeed ku saabsan welwelka, khaasatan meelaha banaanka. Dadka cillada baariga qaba waxay cabsi dareemaan marka ay joogaan meel aan baxsad lahayn. Cillad qabahan waxa dici karta inay dareenka argagaxada dareemaan waqtiga ay guriga ka baxaan. [1]


La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. American Psychiatric Association (2000). "Diagnostic criteria for 300.22 Agoraphobia Without History of Panic Disorder". Diagnostic and Statistical Manual of Mental Disorders (4th, text revision (DSM-IV-TR) ed.). ISBN 0-89042-025-4. Archived from the original on 2021-08-28. Retrieved 2007-06-28.