Daahir beebaris

Ka Wikipedia

Ruknudiin al-daahir Beebaris bunduqdaari (afka carabiga; الملك الظاهر ركن الدين بيبرس العلائي البُنْدُقْدارِي ) wuxuu ahaa suldaanka mamaaliikta ee shaam iyo masar intii u dhaxeesay 676-658 هـ / 1260-1277, waana suldaankii ugu awooda badnaa ee dawladii Mamaaliikta, mudadii uu xilka wuxuu xaqiijiyay guulo fara badan oo ka dhan ah tataarka, saliibiyiinta iyo armiiniya, wuxuu furtay imaarada andaankiya, sidoo kale wuxuu jirid gooyay ururka xashaashiyiinta.

Daahir beebaris
Suldaanka Masar iyo shaam
Al-Malik daahir
Ruknudiin
Bust of Baybars in Cairo
Sultan of Egypt
Xilka24 October 1260 – 1 July 1277
Coronation1260 at Salihiyah
Ka horeeyaySeefudiin quduz
Ku xigayAl-Saciid Baraka
Dhashay19 Julaay 1223 ama 1228
Dasht-i Kipchak[1][2]
Dhintey1 July 1277 (aged 50/55)
Dimishiq, dawladii mamaaliikta
XaaskaIltutmish Khatun
Issue{{|*Al-Saciid Baraka|*Solamish|Khizir|Tidhkarbay Khatun|}}
Magaca oo dhameestiran
al-Malik al-daahir Ruknudiin Baybars al-Bunduqdari Abu al-Futuh
HoygaZahiri
SaldanadDawladii mamaaliikta
DiintaIslam

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Adventuring in the Englishes: Language and Literature in a Postcolonial Globalized World, Ikram Ahmed Elsherif, Piers Michael Smith. 2014. Part I; Chapter 2, pg 18.
  2. Britannica https://www.britannica.com/biography/Baybars-I.  Maqan ama ebar |title= (caawin)