Dekada Berbera

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Dekada Berbera
Port of Berbera
Berabera Port.jpg
Meesha maraakiibtu ku soo xidhaan Dekeda Berbera.
Meesha ku taalo
Wadanka  Somaliland
Meesha Berbera
Macluumaad kale
Gacanta ku haya Maamulka Dekada Berbera
Qaadi karta 650
Agaasimaha Cali Hoor Hoor
Statistics
Passenger traffic 5000

Dekada Berbera (Af-Ingiriis: Port of Berbera ama Berbera Port) waa dekad rasmiga ah ee magaalada Berbera, taasi oo u adeegta howlaha maamulka Somaliland. Dekadani waxay ka mid tahay kuwa ugu weyn ee mashquulka badan Geeska Afrika.[1]

Dekadaha Soomaaliya

Wadanka Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer qaarada Afrika,[2] taasi oo u suurtogelisay ineey yeelato tiro badan dekado ah. Si kastaba ha ahaatee, dekadaha ugu waaweyn ee si xoogan uga shaqeeya wadanka Soomaaliya waxaa ka mid ah:

Dhinaca kale, wadanka Soomaaliya waxaa ku yaala tiro badan oo dekedo dabiici ah, qaar kale qadiimi yihiin. Dekeda ugu weyn wadanka waa Dekada Muqdisho oo Dawlada Federaalku gacanta ku hayso. Sidaas ay tahay waxaa jira tiro badan oo dekedo ah; kuwaasi waxaa ka mid ah: Caluula, Maydh, Dekatul Raxmaan, Lughaya, Eyl, Qandala, Xaafuun, Hobyo, Garacad iyo Ceelmacaan.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. "Istanbul conference on Somalia 21 – 23 May 2010 - Draft discussion paper for Round Table "Transport infrastructure"" (PDF). Government of Somalia. Retrieved 31 August 2013. 
  2. International Traffic Network, The world trade in sharks: a compendium of Traffic's regional studies, (Traffic International: 1996), p.25.
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: