Dekada Laasqorey

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Dekada Laasqorey
Port of Las Khorey
OldPortLaasqoray.jpg
Dekadii hore ee Laasqorey.
Meesha ku taalo
Wadanka  Somaliland
Meesha Laasqorey
Macluumaad kale
Gacanta ku haya Wasaarada Dekadaha Puntland

Dekada Laasqory () waa dekad ku taala xeebta magaalada Laasqorey, deegaanka waqooyi maamulka Somaliland. Dekadani waxay ka mid tahay kuwa ugu weyn ee mashquulka badan Geeska Afrika.[1]

Dekadaha Soomaaliya

Wadanka Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer qaarada Afrika,[2] taasi oo u suurtogelisay ineey yeelato tiro badan dekado ah. Si kastaba ha ahaatee, dekadaha ugu waaweyn ee si xoogan uga shaqeeya wadanka Soomaaliya waxaa ka mid ah:

Dhinaca kale, wadanka Soomaaliya waxaa ku yaala tiro badan oo dekedo dabiici ah, qaar kale qadiimi yihiin. Dekeda ugu weyn wadanka waa Dekada Muqdisho oo Dawlada Federaalku gacanta ku hayso. Sidaas ay tahay waxaa jira tiro badan oo dekedo ah; kuwaasi waxaa ka mid ah: Caluula, Maydh, Lughaya, Eyl, Qandala, Xaafuun, Hobyo, Garacad iyo Ceelmacaan.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. (PDF). Government of Somalia http://www.somalitalk.com/2010/may/istambul/transport.pdf. Soo qaatay 31 August 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. International Traffic Network, The world trade in sharks: a compendium of Traffic's regional studies, (Traffic International: 1996), p.25.
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: