Jump to content

Xiis

Ka Wikipedia

Xiis waa magaalo ku taala waqooyiga ceerigabo ee xeebaha gobolka sanaag waxayna isku dhowyiihin Maydh , xiis waa magaalo qadiima waxana ay wax kaso degi jireen ilaa qarnigi 14aad. waan magaalo xeebeed ku taalla, xeebihii la odhan jiray Maakhir koos.

Qabiilka dega xiis

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxa dega beelaha uduruxmiin Muuse abokor ee habar jeclo

Magaalooyinka iyo tuulooyinka Sanaag Flag of Waqooyibari
ceerigaabo | Buraan | Ceelbuh | badhan | Ceelafweyn | Damalaxagare | xingalool | Gar Adag | Galbarwaaqo | Laasqoray | Maydh | Mindigale | awrbogays | Beerwayso | Xamilka | Kulaal | Bacoolo | Fiqifuliye