Ceelaayo
Appearance
Ceelaayo waa magaalo tariikhi ah, oo ku taalo gobolka Sanaag ee Dowlada Puntland Waana magaalo xeebed kutaala Soomaaliya Waxaana daga beesha Harti. waxay ku caantahay xoolo dhaqasho iyo beero quruxbadan, sidoo kale waxay ku caan tahay cimilo fiican
| Magaalooyinka iyo tuulooyinka Sanaag | |
|---|---|
| ceerigaabo | Buraan | Ceelbuh | badhan | Ceelafweyn | Damalaxagare | xingalool | Gar Adag | Galbarwaaqo | Laasqoray | Maydh | Mindigale | awrbogays | Beerwayso | Xamilka | Kulaal | Bacoolo | Fiqifuliye | |