Dekatul Raxmaan

Ka Wikipedia
Deketul Raxmaan
Natural Harbour
Dektaul Raxmaan, Ba'ad, Bari Somalia.
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
Meesha ku taalo
Wadanka Somalia
MeeshaBacaad, Bari, Soomaaliya

Dekatul Raxmaan (Af Ingiriis : Natural harbour) waa dekad dabiici ah oo ku taal Gobolka Bari ee Dalka Soomaaliya, Dekadanu waxay aad u shaqayn jirtay ka hor intaan la dhisin dekadaha Dalka ee gacan ku samayska ah gaar ahaan Dekadda Magaalada Boosaaso. Waxay ku taal Deegaanka Bacaad oo Afartan kilo mitir u jira Magaalada Boosaaso kagana aadan jihada Bari, kana mid ah meelaha maamul ahaan hoos yimaada degmada Boosaaso.

Dekadaha Soomaaliya[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhinaca kale, wadanka Soomaaliya waxaa ku yaala tiro badan oo dekedo dabiici ah, qaar kale qadiimi yihiin. Dekeda ugu weyn wadanka waa Dekada Muqdisho oo Dawlada Federaalku gacanta ku hayso. Sidaas ay tahay waxaa jira tiro badan oo dekedo ah; kuwaasi waxaa ka mid ah: Caluula, Maydh, Dekatul Raxmaan, Lughaya, Eyl, Qandala, Xaafuun, Hobyo, Garacad iyo Ceelmacaan.

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Coordinates: 10°26′17″N 44°59′49″E / 10.438°N 44.997°E / 10.438; 44.997