Garacad

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Garacad
Magaalo
Garacadhoriz.jpg
Xeebta Garacad.
Dalka  Somalia
Gobolka Mudug
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)

Garacad Waa degaan xeebeed dhaca woqooyi bari Gobolka Mudug, Puntland, Soomaaliya. Waxay ka tirsan tahay deegaannada hoos yimaada degmada Jarriiban. Garacad waxay caan ku tahay kalluumaysiga iyo kheyraadka badda.

Garacad waxay Jarriiban u jirtaa qiyaastii 45 Km, Gaalkacyana waxay u jirtaa qiyaastii 208 Km.

Garacad waxaa ka socda mashruuc isku-tashi bulsho ah oo lagu dhisayo deked caalami ah oo ay maraakiibta iyo doonyuhu ku soo xiran karaan (garacadseaport.com).














Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

lifaaq banaanka ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Coordinates: 6°57′18″N 49°13′12″E / 6.95500°N 49.22000°E / 6.95500; 49.22000