Jump to content

Deyn Hilato (shimbir)

Ka Wikipedia
Deyn Hilato
Male
Hees lagu duubay Finland

Hees lagu duubay Ingiriiska
Xaalad xanaaneed
Kala soocida cilmiga ah
buul ukumo ku jiraan
Qaabka quudashada

Deyn Hilato, Arey ama Ido Tiris (Af Carabi: حميراء  Af Ingiriis : common redstart), magaca sayniska: Phoenicurus phoenicurus waa shimbir ka mida bahada cayayaanka dabata, Bahada (Muscicapidae) ,waxayna leedahay noocyo badan oo kala midab ah, waxaa au ku nooshahay qaaradaha afrika aasiya, iyo yurub.

Inkastoo ay aad u kala midabo badantahay qaar baa hadana aad u qorxoon , waji madow duud dambas ah, iyo leh calood cad geesahana jaalle ama casaan ka ah, dibka ayaa isna labo midab ka kooban madow iyo jaalle ama huruud, Tilmaan ahaan labka iyo dhediga ayaa mug ahaan isku dhow, waxay leeyihiin habdhaqan ,dhawaq, sheeki iyo heeso  mid ah, dhirirka waa isku mid  13 ilaa 14،5, waxaad mooda dhedigu inay ka culays yartahay.[2][3]

Dhedig








  1. Template:IUCN
  2. Hoyo, J. del, et al., eds. (2005). Handbook of the Birds of the World, vol. 10. Barcelona: Lynx Edicions. p. 771. ISBN 84-87334-72-5. {{cite book}}: |first= has generic name (help)CS1 maint: multiple names: authors list (link)
  3. Snow, D. W., & Perrins, C. M. (1998). The Birds of the Western Palearctic (Concise ed.). Oxford: Oxford University Press. ISBN 0-19-854099-X.{{cite book}}: CS1 maint: multiple names: authors list (link)