Diffusion

Ka Wikipedia
Halkaan ayaa ka arki kartaa qaabka ay ufirxanayaan iyada oo wax lagu qasin

Diffusion waxaa ladhahaa markii ee molekular'yaasha isku taxallujinaayaan in ee kala firxadaan xoog ilaa tartiib.Molekularyaasha wee kala durqaayaan markii ee kululyihiin, dhaqdhaqaan badan neh wuu ku jiraa.Haddii ee molekular'yaasha yaryihiin neh si aad eh ayee u dhaqdhaqaaqayaan.Tusaale ahaan difusion waxaa waaye, haddii oo qof sigaar cabo oo qiic afkiisa ka soo daayo, qiica wuxuu u kala firxanaa xoog ilaa tartiib, barafuunka neh waa sidoo kale.Haddii aa buufisid meesha aa taagan tahay oo ka carfaa, laakiin waxyar kadib wuu balaaranaa.

Waxyaanaha ku leh saameeyn in ay firxadaan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xawaaraha faafista sedax xaalad maaddo
Xaaladda Xawaaraha uu jarayo
Gaas 100 mm Daqiiqad
Dareerayaal 0,5 mm Daqiiqad
Adke 0,0001 mm Daqiiqad