Milimitir
Muuqaal
Milimitir
Milimitir (ingiriis: Millimeter) waa halbeeg lagu cabiro dhererka iyo masaafada labo bar isku jiraan. Hal Milimitir waxay la mid tahay 1×10−3 mitir.
Halbeegan astaantiisu waa mm.
Haku khaldin halbeega Miligaraam oo lagu cabiro dhererka.