Miligaraam

Ka Wikipedia

Miligaraam (ingiriis: Milligram) waa halbeeg lagu cabiro muga iyo miisaanka walax ama shay leeyahay. Hal miligaraam waxay la mid tahay 1×10−6 kiilogaraam.

Haku khaldin halbeega Milimitir oo lagu cabiro dhererka.

Halbeegan Miligaraam astaantiisu waa mg.

Halbeega Miligaraam[wax ka badal | wax ka badal xogta]