Magniisiyaam
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Mg)
Magniisiyaam

Magniisiyaam (Ingiriis: Magnesium «Element») calaamad Mg waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-labo.
Magniisiyaam waa curiye afar ee ugu caansan Diwaanka Curiyeha, waxa ka horeeya Birta, Ogsajiinta iyo Silikoonta, waana qiyaastii 13% cufka Lakabka Dhexe ee dhulka.
Magniisiyaam waxay ka mid tahay guruubka 2aad ee Birta Alkalineta Dhulka.
Taariikhda Magniisiyaam
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Atomka Magniisiyaam
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Fal-galka Curiyeha Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Isticmaalka Magniisiyaamta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]