Guruubka 2

Ka Wikipedia

G 1aad < Guruubka 2aad > G 3aad


Curiyaha Beriiliyaam.
Curiyaha Magniisiyaam.
Curiyaha Istaroontiyaam.
Curiyaha Raadhiyaam.

Guruubka 2aad waa Birta Alkalineta Dhulka (Alkaline Earth Metal) oo ah guuto curiyeyaal bir ah kuwaas oo leh astaamo kimiko isku mid ah.

Guruubka Birta Alkalineta dhulka waa lix curiye ee guruubka 2aad ee Diwaanka Curiye kuwaas oo kala ah: Beriiliyaam (Be), Magniisiyaam (Mg), Kaalshiyaam (Ca), Istoroontiyaam (Sr), Baariyaam (Br) iyo Raadhiyaam (Ra).

Curiyayaasha safkan guruubka 2aad waxay soo galaan s-block sababtoo ah dhamaantood waxay leeyihiin elektaroono qolof-sare u wareega s (s-orbital).

Marka heerkulku caadiga yahay, Birta Alkalineta Dhulku waa adke, dhamaantoon leh midabka naxaasta oo iftiimaya, isla markaana leh falgal firfircoon.

Curiyaha Birta Alkalineta Dhulka
Magaca Sawir
Botashiyaam
Meerkuri
Beriiliyaam
Istoroontiyaam
Baariyaam
Magniisiyaam
Kaalshiyaam
Raadhiyaam