Meerkuri

Ka Wikipedia

Meerkuri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Meerkurida waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo kimikooyinka warshadaha, korontoda iyo waxyabaha electronics ka ah.


Meerkuri (Ingiriis: Mercury) calaamad Hg waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay sideetan. Curiyehan waa bir culus oo aad ugu midab eeg Naxaasta. Si ka duwan curiyeha kale Meerkuri waa dareere heerkulka caadi ah waxaanay adke ku noqotaa marka heerkulku gaadho -38.81 °C.

Curiyehan markuu la falgalo biyoha wuxuu isku bedelaa isku dhis sun halis ah oo qofka waxyeelayn karta. Sidoo kale, neefsiga Meerkuri ama cunista waxyaabo eey ku jirto ayaa keeni kara dhimasho ama xaalad halis ah.

Meerkurida waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo kimikooyinka warshadaha, korontoda iyo waxyabaha electronics ka ah.

Taariikhda Meerkurida[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Atomka Meerkurida[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Fal-galka Curiyeha Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Isticmaalka Meerkurida[wax ka badal | wax ka badal xogta]