Diinosoor (xayawaan)

Ka Wikipedia
Diinsoor

Diinasoor (Af Ingiriis : Dinosaur) waa xayawaan xamaarato ah taasi oo dunida ku noolaan jirtey malaayiin sano ka hor. Maanta waxaa meelo badan oo dhulka ah laga helay lafaha iyo hadhaaga noocyo badan oo dinosoor ah. Guud ahaan, diinasoor waa noole waa hore noolaa oo Dabar go'ay.