Jump to content

Diraac

Ka Wikipedia

Diraac (sidoo kale: shiid, baati) waa dhar Soomaaliyeed oo ay xidhaan dumarka Soomaaliyeed oo dheer, inta badana anqawga dheer.

Diraacku wuxuu ka soo jeedaa magaalooyinka xeebaha Soomaaliya 1800aadkii. Waxaa sameeyay koox dumar ah oo Soomaaliyeed. Nooc ka mid ah diraac oo la yiraahdo Bacweyne ayaa ku badnaa dumarka da'da ah ka dibna waxaa caan ku ahaa gabdho Soomaaliyeed oo ku nool Jabuuti. [1] Caannimadeeda waxay kordheen 1950-meeyadii ilaa 1970-meeyadii.[2]. Af-Sawaaxili Ka dib waxaa la is baray bulshooyinka deriska la ah sida Kenya, Tansaaniya, Zanzibar iyo Haweenka Itoobiya, Eratareya, Cumaan iyo Yemen, meelo kale oo ka tirsan Afrikada Saxaraha ka hooseeya, iyadoo ay ugu wacan tahay qurba-joogta Soomaaliyeed ee u soo haajiray gobolladaas.

  1. Akou, Heather. Fashioning Africa: Power and the Politics of Dress. Indiana University Press. pp. 50–63. ISBN 978-0-253-11104-3.
  2. Behnke, A. (2016). The International Politics of Fashion: Being Fab in a Dangerous World. Popular Culture and World Politics. Taylor & Francis. p. 220. ISBN 978-1-317-65622-7. Retrieved July 19, 2021.