Af-Sawaaxili
Jump to navigation
Jump to search
Sawaaxili | ||
---|---|---|
Kiswahili | ||
Ku hadla Dad udhashay |
Tansaaniya, Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo, Kiinya, Musanbiig, Burundi, Ruwanda, Yugandha, Komoros, Mayotte iyo qeybo ka mid ah Saambiya, Malaawi, Madagaskar iyo Koofurta Suudaan tirada dadka ku hadla = 15 000 000 - 25 000 000 | |
Afkiisa hooyo Ku hadla |
in ka badan 150 milyan oo ku hadla[1] | |
Bahda afafka |
| |
Hab qoraalka |
Farta laatiinka, Farta Carabika | |
Heer caalami | ||
Luqadda rasmiga ah ee |
![]() ![]() ![]() Template:Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo ![]() Template:Country data Zanzibar African Union Template:Country data East African Community | |
Regulated by | Baraza la Kiswahili la Taifa (Tanzania), Chama cha Kiswahili cha Taifa (Kenya) | |
Luqada astaamaheed | ||
ISO 639-1 | sw | |
ISO 639-2 | swa | |
ISO 639-3 |
swa – inclusive code Individual codes: swc – Congo Swahili swh – Coastal Swahili ymk – Makwe wmw – Mwani | |
Luqadda la adeegsado | 99-AUS-m | |
Guthrie code |
G.42–43; G.40.A–H (pidgins & creoles)[2] | |
![]() Coastal areas where Swahili or Comorian is the indigenous language,
official or national language,
and trade language. As a trade language, Swahili extends some distance further to the northwest.[xigasho u-baahan] | ||
{{{1}}} |
Sawaaxili waa luqad ween oo looga hadlo bariga koonfureed Afrika. wadamada ee luqada rasmiga u tahay, waxaa ka mid ah, Kiinya, Tansaaniya iyo Ugaandha, wadamo badan oo afrika ka mid ah neh, waxee u adeegsadaan, luqadoodi labaad. sawaaxili waxaa ku hadlo dad ka badan 60 milyan oo qof..
erayo sawaaxili ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- jambo hallo (hayeh ama salaamu caleykum
- hujambo? – sijambo (Sideetahay - waa fiicanahay!
- hamjambo? – hatujambo (Sideetihiin? - waa fiicannahay!
- hajambo? – hajambo (sidooyahay ama ee tahay? - woo fiicanyahay ama wee fiicantahay!
- habari? – nzuri! (maxaa cusub? wax cusub!
- simba (libaax
- tembo (Maroodi
- kiboko (jeer *weewee(adiga
- twiga (Gari
- mgeni (marti
- rafiki (saaxiib
- karibu (Soo dhawoow!
- kwaheri (jaaw ama waa baxay!
- asante (mahadsanid!
- asante sana (aad aa u mahadsantahay!
- hakuna matata (dhibaato malahan!
- safari (Saffar
- mzungu (gaalo/cadaan/yurubian
- ninakupenda (waa ku jeclahay!
- hatari! Khatar/dhibaato!
- daktari (dhakhtar
- polepole (tartiib
- haraka haraka (boobsii/dhakhsi
- samahani (iska raali ohoow
- cheza (cayaar
- hapana (maya
- ndiyo (haa
- kweli (sax
- hodari (caqliloow
- mzungu (cadaan (naag ama nin)
- mbwa (ey
- maji (biyo
- hamna (mataalo ...
- bwana (mudane
- shikamo (salaan, qof kaa ween
- marahaba (salaan
- mambo (iska warran
- poa (iska caadi
- safi (nadiif
- nzuri (fiican/nabad
- dada (walaashaa kaa weyn
- kaka (walaalkaa kaa weyn
- kesho (bari subax
- pumba (kala saarin, bariis
- mzembe (caajis
- lala salama (soo bari/habeen wanaagsan
- sifuri 0
- moja 1
- mbili 2
- tatu 3
- nne 4
- tano 5
- sita 6
- saba 7
- nane 8
- tisa 9
- kumi 10
- elfu 1000
Tixraacyada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
- ↑ Swahili language (Stanford website)
- ↑ Jouni Filip Maho, 2009. New Updated Guthrie List Online