Doqonnimo
Jump to navigation
Jump to search
Doqonnimo, Dabbaalnimo (Af carabi: غباء, Af Ingiriis : Stupidity) waa maangaabnimo iyo caqli yari xaga maskaxda ah, taasoo ay ka dhalato inay yaraadaan: Garashada, Dareenka, Baaraan dega arimaha, iyo aqoon yari,. waxaa suuro gal ah inay ku timaado dhaxal, ama ka kasbasho,
waxaa kaloo loo yaqaan[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- Carannimo
- Maan yari
- Nacasnimo