Dowlad ku meel gaar

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Dowlad Ku Meel Gaadh ah (Af-Ingiriis: transitional government, ama provisional government; Af-Carabi: حكومة مؤقتة) waa dowlad xukunka wadan ula wareegta si degdeg ah taasi oo hadafkeedu yahay in si ku-meel-gaadh ah u hayso xilka dalkaas isla markaana dhisto dowlad iyo maamul tayo leh oo ayada bedela. Sida badan dowlad ku meel gaadh ah waxay timaadaa marka wadan ku jiro xaalad kala guur ah, sida colaado, af-gembi, weerar dal shisheeye iyo wixii la mid ah. Sidoo kale, dowladani waa mid la soo magacaabo dhamaan xubnaha xilka ka haya.

Dhinaca kale, dowladaha ku meel gaadhka ahi waxay xilka hayaan ilaa wadankaasi ay ka dhacayso doorasho.[1][2]

Qeybaha iyo Nidaamka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Sida ay sheegeen khubaro taariikhyahano iyo siyaasiyiin ahi dowladaha ku meel gaadhka ah waxaa loo qeybiyaa ilaa afar nooc:[3]

  1. Dowlad ku meel gaadh ah oo ku timid kacdoon (Revolutionary provisional governments).
  2. Dowlad ku meel gaadh awood qeybsi (Power sharing provisional governments).[4]
  3. Dowlad ku meel gaadh oo kali-talis ah (Incumbent provisional governments).
  4. Dowlad ku meel gaadh oo caalami ah (International provisional governments).[5]


Sidoo Kale Fiiri[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. "caretaker government". Credo Reference. Dictionary of politics and government. Retrieved 18 December 2015. 
  2. Shain(1) Linz(2), Yossi(1) Linz(2) (January 1992). "The Role of Interim Governments". Journal of Democracy. doi:10.1353/jod.1992.0012. 
  3. Yossi Shain, Juan J. Linz, "Between States: Interim Governments in Democratic Transitions", 1995, ISBN 9780521484985 [1], p. 5
  4. Dyzenhaus, David (2001–2004). "udicial Independence, Transitional Justice and the Rule of Law". Otago Law Review. 
  5. McAuliffe, Padraig (09/01/2010). "Transitional Justice and the Rule of Law". ague Journal of the Rule of Law. doi:10.1017/S1876404510200015.  Check date values in: |date= (help)