Dowladii Huwan

Ka Wikipedia

Dowladii Huwan (carabi هووان ) Waxa ay xad la lahayd wadamada Suldanada Darawiish dhanka bari-waqooyi, Amxaaro dhanka galbeed, Rayid dhanka waqooyi, Saldanadii Hobyo dhanka bari, Saldanadii Geledi dhanka koonfur, iyo Saldanadii Aussa iyo Djibouti dhanka waqooyi galbeed.