Faruur

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Mouth.jpg
Lips
Details
Artery xidido yar dhiig, (superior labial)
Xidido Inferior labial vein (superior labial)
Nerfiyo frontal, infraorbital
Identifiers
Latin labia oris
Anatomical terminology
[[[d:Script error: No such module "Wikidata".|edit on Wikidata]]]

Faruur, Bushin, ama Dibin (Af-Carabi: شفة; Af-Ingiriis: Lips) wadartu waa Faruuryo, ama Dibno, iyo Bishimo, waa qaybta jilicsan ee ku hareeraysan afka, waxay dareentaa kulka cuntada inta aan afka la galin, waxayna saamayn ku leedahay ama ka qaybqaataan hadalka iyo dhawaqiisa, waxaana loo adeegsadaa dhunkashada ama shuminta ilmaha ama qof la jecelyhay.

Samayska faruuraha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Faruurta ayaa ka kooban qayb sare oo ka samaysan maqaar jilicsan oo ku daboolan qayb sidii cinjir oo kale ah, iyo muruq iyo heleb ku dhex samaysan,

Doorka ay ka qaataan dhawaqa iyo hadalka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Xanuunada ku dhaca faruuryaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Kareenka faruuryaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Sidoo kale eeg[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]