Jump to content

Farxad

Ka Wikipedia
Astaanta caalamiga ah ee farxada

Farxad (Af Ingiriis : happiness; Af Carabi: سعادة) waa dareen maskaxda ka yimaada taasi oo astaan u ah fiicni iyo wanaag. Farxadu waxay muhiim u tahay jiritaanka iyo nolosha noolaha taasi oo saamayn ku yeelata caafimaadka iyo jiritaanka noolahaasi.[1]


„Waxaa barakaysan kuwa ereyga Ilaah maqla oo xajiya.” Dhisidda iimaanka runta ah waxay keentaa barakooyin badan. Run ahaan waa waddada nolol farxad leh hadda ilaa weligeedba.[2].