Gadhmalays

Ka Wikipedia

Gadhmalays

Nin aad u shaarbo wayn.

Gadhmalays sidoo kale loo yaqaano Garmalays (ingiriis: Beardless) waa nin gadh iyo shaarbo midna lahayn.

Sida caadiga ah, labka dadku waxay leeyihiin Shaarbo iyo gadh ku wareegsan dhabanada weji]ga ilaa dhuunta dusheeda.

Raga qaar waxay leeyihiin shaarbo iyo xoogaa timo ah oo afka hoostiisa ku yaala ayagoon dhabanada wax timo ah ku lahayn.

Sidoo kale, niman badan ma laha wax gadh iyo shaarbo toona waxaana loo yaqaanaa gadhmalays.