Jump to content

Garaad Jaamac Garaad Cali

Ka Wikipedia
Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad jaama
Ku dhashaySahdheer, Soomaliya 3: Garad Jama
DhalashoSomali 2: Garad Ali
ShaqadaMadax dhaqameedka 21aad
Loo yaqaanoGaraadka guudka 21aad ee reer darawiish 4: Garad Ali
Xaasaska5:Garad Mahamud
Ilmaha7 caruur 4wiil iyo 3gabdhood

Garaad Jaamac Garaad Cali waa Madax Dhaqameedka ee dhaxalsugaha 21aad, ahna Garaadka Guud ee Qabiilka Reer-Darawiish. waxaa dhalay Garaadkii ka horreyey Garaad Cabdiqani, waxaa loogu caleemo saaray Magaalada Laascaanood taariikhdu markii ay ahayd 22 May 2006[1], Munaasabadda caleemo saarkiisa waxaa ka soo qayb galay dad aad u fara badan iyo dawlada Jamuuriyada Somaliland.

Taariikh nololeed

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

garaadku waxa uu ku nool yahay haatan la joogo degmada saxdheer oo ka mid ah degmooyinka gobolka sool waxa ay saaxiib dhow yihiin garaadada beelaha kala ah jamac siyaad iyo khayr cabdi

  1. https://web.archive.org/web/20230126072827/http://www.biyokulule.com/garaad%20jaamac.htm. Archived from the original on 2023-01-26. Retrieved 2020-08-10. {{cite web}}: Missing or empty |title= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)