Jump to content

Gargoore

Ka Wikipedia

Gargoore waa degaan hadda waqtigaan la joogo, waxa ayna  ku taala gobolka Bari

gargoore waa degaan aad u qurxoon bilicka iyo istiraajiyda waxa ay leedahay laba tog oo biyo mareeno oo la kala yiraahdo kalaale iyo wadaayimo.

Waxa ay leedahay ceel biyood aad u macan marka loo fiiriyo bari waa meesha ugu biyaha macaan.

Waxaa ay leedahay maydi iyo beeyo aad u fara badan waana meesha ugu ganacsiga fiican waana meesha uu takhliga puntland marka loo fiiriyo dhinaca maydiga iyo beeyada laga keeno.

Gargoore waxa ay leedahay waxbarsho tayo fiican, waxa ayna waxbarshada kaga fiican tahay tuulooyin iyo degmooyin caan ka ah Bari sida Xaafuun. Hurdiye. Gumbax. Dardaare.  Foocaar.  Xandha.  Careysimow IWM.

W/Q: Abdirizak Ayaanle Artan.