Genel Energy
Public company | |
ka ganacsaday sida | GENL}} FTSE |
Shirkada | salidka iyo gaaska |
Ka horeeyay | Genel Enerji |
La aasaasay | 2011 |
Xarunta | London |
Meelaha loo adeegsaday | Somaliland salidka Toosan 650 MN barrelka 2024-2025 |
Dadka muhiimka ah |
|
Website | www.genelenergy.com |
Genel energy
- Ama : shirkadda shidaalka soo saarta
CEO- Paul Weir
Shirkad Shidaal oo laga leeyahay dalka Ingriiska oo saami qaybsi ka qaadatay wadamo badan oo ay ku jirto Somaliland oo ku taalla bariga Afrika, qorshayaasha tamarta guud oo Somaliland ka bilaabaya 2023
Salidka Somaliland Genel Dhulka Hoose
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Ceelka Toosan Well 1 Genel Energy 5000bpd 650 MN dollar ceelka Toosan 2025-2026
Salidka kurdistan dhulka hoose
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Kurdistan iyo Genel oo soo saara ku dhawaad 26000 barrle oo saliid ceyriin ah, Genel waxay ceelal ku leedahay Kurdistan
salidka Morroco dhulka /baadca hoose
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Genel ayaa qorshaynaysa in ay morroco badda ka qodo saliida cayriin iyo shidaal laga sameeyo gobolada , batroolka laga sameeyay iyo shirkada Genel oo heshiisyo shidaal baadhis iyo soo saarid ah ku leh.
Warka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Sido kale firi
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Liska Salidka Mawduucyada
- Salidka Bahadhamal
- Toosan Prospect SL13/SL10
- Birka salidka Dulka Hoose
- Xagar Prospect SL13/SL10
- ↑ "Nuqul Archive". Genel Energy. Waxaa laga kaydiyay the original 15 Bisha Sideedaad 2015. Soo qaatay 21 May 2019. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date=
(caawin)