U bood nuxurka

Gobolka Carta

Ka Wikipedia
Gobolka Carta
Dalka Djibouti
CaasimadaCarta
Bedka
  Wadarta
1,800 km2 (700 sq mi)
Dadka
 (2015)
  Wadarta
60,966
  Cufnaanta34/km2 (90/sq mi)
Aagga waqtigaUTC+3 (EAT)

Gobolka Carta waa mid ka mid ah lixda gobol ee Jabuuti. Waxay ku taallaa koonfurta-bartamaha dalka, oo xuduud la leh Gobolka Tajuura ee waqooyiga, iyo gobolka Jabuuti ee waqooyi-bari iyo Gobolka Dikhil iyo Gobolka Cali Sabiix ee koonfurta, waddanka Somaliland wuxuu ku yaalaa bariga. Caasimada Gobolka Carta waa Carta.