Jump to content

Carta

Ka Wikipedia
Carta-- Djibouti
Lua error in Module:Location_map at line 502: Unable to find the specified location map definition: "Module:Location map/data/Djibouti" does not exist.
GobolGobolka Carta
 • Land2 km2 (0.8 sq mi)
Joogga
755 m (2,477 ft)
Tirada dadka
(2015)
 • Dhammaan11,043
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
 • Xagaa (DST)3+

Carta waa magaalo ku taalo koonfurta bari ee dalka Jabuuti. waxaa degan dad gaaraayo ilaa 11,043 oo qof.

Sanadkii 1963, wakiillo ka kala socday labada jinsiyadood ee Jabuuti, Cafar iyo Ciise, waxay sameeyeen "Baaqa Carta", oo ay ku cadeeyeen wadashaqeyn ka dhan ah ilaalinta Faransiiska. Waxay ka doodeen saameynta wadamada deriska ah ee madaxbannaan ee Itoobiya iyo Soomaaliya iyo ka hor imaanaya mid ka mid ah wadamadaas. Carta waa magaalada lagu qabto shirarka nabada Soomaaliya.

Faahfaahin Cimilada Carta
Bilaha Jan Feb Mar Apr May Jun Jul Aug Sep Oct Nov Dec Sanad
Kuleel aan darnayn °C (°F) 25.9
(78.7)
26.2
(79.2)
26.9
(80.4)
28.1
(82.6)
29.3
(84.8)
33.4
(92.2)
36.2
(97.1)
35.7
(96.2)
31.7
(89.0)
27.6
(81.6)
26.7
(80.0)
26.3
(79.4)
29.50
(85.10)
Hoos udhaca kuleelka °C (°F) 15.1
(59.2)
16.9
(62.5)
18.2
(64.8)
19.8
(67.7)
21.4
(70.6)
23.7
(74.7)
25.6
(78.0)
25.1
(77.1)
23.3
(74.0)
20.1
(68.1)
17.6
(63.6)
15.3
(59.6)
20.18
(68.33)
Roobka mm (Faraha) 30
(1.18)
27
(1.06)
26
(1.02)
30
(1.18)
16
(0.63)
1
(0.04)
9
(0.35)
20
(0.79)
10
(0.39)
12
(0.47)
43
(1.69)
12
(0.47)
236
(9.29)
Source: Climate-Data.org, altitude: 755m[1]
  1. . Climate-Data.org http://en.climate-data.org/location/484578/. Soo qaatay 25 September 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)