Jump to content

Goobjoog FM

Ka Wikipedia

Goobjoog FM 88.5 waa idaacad FM ah oo ku taal Soomaaliya. Hadda waxaa laga heli karaa magaalooyin ku yaal koonfurta Soomaaliya, waxaana iska leh Goobjoog Media Group. Waxa ay hawada soo gashay 2012.

Goobjoog FM 88.5
Gaar ah
ShirkadaIdaacad
La aasaasay2012
Xarunta
Dadka muhiimka ah
Xasan Maxamuud
Maxamed
LahaashahaAbshir Maxamed
Axmed
Iska lehGoobjoog Media Group
Goobjoog TV
Goobjoog News
WebsiteGoobjoog.com

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Idaacadda Goobjoog FM waxay ku hadashaa afka Soomaaliga iyadoo adeegsanaysa adeegga dhulka. Waxa kale oo ay sii daysaa barnaamijyo caalami ah iyada oo loo marayo dayax-gacmeedka. Idaacadda Goobjoog FM ayaa si caalami ah u tabisa mowjadaha gaagaaban, iyadoo baahintiisu ay gaarto meelo fog fog oo dalka ah. Barnaamijkeeda caadiga ah waxaa ka mid ah wararka gudaha iyo dibadda, horumarka gobolka, ciyaaraha iyo madadaalada.

Sidoo kale arag[wax ka badal | wax ka badal xogta]