Jump to content

Goobjoog TV

Ka Wikipedia
Goobjoog TV
Gaar ah
ShirkadaTelefishin
La aasaasay2017
Xarunta
Dadka muhiimka ah
Xasan Maxamuud
Maxamed
LahaashahaAbshir Maxamed
Axmed
Iska lehGoobjoog Media Group
Goobjoog FM
Goobjoog News
WebsiteGoobjoog.com

Goobjoog TV waa telefishin gaar loo leeyahay oo ka hadla wararka Soomaalida, waxaana iska leh Goobjoog Media Group.

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Goobjoog TV oo la aas aasay sanadkii 2017-kii, waxa uu ku hadlaa Af Soomaali isaga oo ka soo tabiyaa xaruntiisa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Idaacadda Goobjoog FM ayaa sidoo kale ku taal Muqdisho iyo meelo kale. Barnaamijyada caadiga ah waxaa ka mid ah wararka gudaha iyo dibadda, ciyaaraha iyo madadaalada.

Sidoo kale arag[wax ka badal | wax ka badal xogta]