Jump to content

Goobjoog Media Group

Ka Wikipedia

Goobjoog Media Group waa raadiyo, telefishan, joornaal, iyo mareegta wararka ee xarunteedu tahay Muqdisho, Soomaaliya.

Goobjoog Media Group
Gaar ah
ShirkadaWarbaahin
La aasaasay2012
Xarunta
Dadka muhiimka ah
Xasan Maxamuud
Maxamed
AdeegyadaIdaacad, Telefishin
Joornaal iyo,
Mareeg
LahaashahaAbshir Maxamed
Axmed
Iska lehGoobjoog FM 88.5
Goobjoog TV
Goobjoog News
WebsiteGoobjoog.com

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Goobjoog Media Group waxaa la aas aasay bishii July 2012, waxaana markii ugu horreysay la furay idaacad FM ah, waxayna ahayd Goobjoog FM 88.5 tii ugu horreysay oo ay leedahay Goobjoog, iyadoo markii dambe noqotay shan idaacadood, joornaaaalo iyo mareegaha daabaca wararka Soomaaliya iyo caalamka oo dhan. . Sannadkii 2017-kii ayaa markii ugu horreysay la furay TV-ga Goobjoog TV. Wixii intaa ka dambeeyay waxa ay bulshada u soo gudbineysay barnaamijyo xiiso badan oo markii hore ku koobnaa Idaacadda Goobjoog.

Sidoo kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]