Jump to content

Goobjoog News

Ka Wikipedia
Goobjoog News
Gaar ah
ShirkadaShabakad
La aasaasay2012
Xarunta
Dadka muhiimka ah
Xasan Maxamuud
Maxamed
LahaashahaAbshir Maxamed
Axmed
Iska lehGoobjoog Media Group
Goobjoog FM
Goobjoog TV
WebsiteGoobjoog.com

Goobjoog News waa shabakad madax banaan oo fadhigeedu yahay Soomaaliya, waxaana iska leh Goobjoog Media Group.

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Goobjoog New oo la aas aasay sanadkii 2012, waa shabakad u heellan tebinta wararka Soomaalida, Afrika iyo kuwa Caalamka ah ee Af Soomaali iyo Ingiriis. Waxay xarunteedu tahay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Wararka maalinlaha ah waxaa ka mid ah wararka gudaha iyo dibadda, ganacsiga, falanqaynta doodaha, ciyaaraha iyo madadaalada.

Sidoo kale arag[wax ka badal | wax ka badal xogta]