Gows

Ka Wikipedia
Ilkaha qofka qaandhaadhla ah.
Muuqaalka ilkaha, gowsaha iyo miciyada dadka.

Gows wadar ahaan loo yaqaano Gowso (Af Carabi : arAf-Taliyaani : dente del giudizio Af Ingiriis : wisdom tooth) waa laf cad, adag oo afka dadka xaga dambe kaga dhex taala.

Gowsuhu waxay ka soo baxaan ciridka ku dhex yaala afka.

Shaqada gowsuhu waa ineey burburiyaan iyo jajabiyaan walxaha afka soo dhexgala iyo ineey qaab u sameeyaan dhabanada.

Qofka qaangaadhka ah wuxuu leeyahay 32 ilig oo u kala baxa, 20 gows, 4 mici iyo 8 ilig. Sidoo kale, ilkuhu waxay ku kala yaalaan daanka sare - oo leh 16 ilig - iyo daanka hoose oo leh 16 ilig.