Category:Ilko
Jump to navigation
Jump to search
Ilig wadar ahaan loo yaqaano Ilko ( Amxaari: ጥርስ) waa laf cad, adag oo afka dadka, xoolaha iyo in badan oo xayawaanka ku dhex taala.
Ilkahu waxay ka soo baxaan ciridka ku dhex yaala afka. Ilkaha balaadhan ee dhumucda wayn waxaa loo yaqaanaa Gowso, halka miciyuhu yihiin kuwo dhaadheer oo fiiqan. Shaqada ilkuhu waa ineey burburiyaan iyo jajabiyaan walxaha afka soo dhexgala iyo ineey qaab u sameeyaan dhabanada.
Qofka qaangaadhka ah wuxuu leeyahay 32 ilig oo u kala baxa, 20 gows, 4 mici iyo 8 ilig. Sidoo kale, ilkuhu waxay ku kala yaalaan daanka sare - oo leh 16 ilig - iyo daanka hoose oo leh 16 ilig.

Ilkaha Libaaxbadeedka.
Bogagga ku jira qeybta "Ilko"
waxaa meeshaan ku jira 7 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 7 gud ahaan.