Libaaxbadeed

Ka Wikipedia
Libaaxbadeed
Ilkaha iyo miciyada libaaxbadeedka

Libaaxbadeed ama Libaax Badeed (Af Carabi : arAf-Taliyaani : squalo ama pescecane Af Ingiriis : shark) waa kaluun dheer, wayn oo bada ku dhex nool kaas oo cuna hilibka xayawaanka iyo kaluunka. Xayawaanku waxay ku yaallaan badda cas iyo badda Hindiya, waxay kalluumeysi ku leedahay bada Hindiya ee kuyaalka Siofa.


Noocyada Libaaxbadeedka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Noocyo badan oo libaaxbadeed ah.
Libaaxbadeedka Madax-dube.

Noocyada libaaxbadeedku way kala duwan yihiin, qaarkood aad ayay u waawayn yihiin, kuwo kalena waa yaryar yihiin.

Libaaxbadeedka laga helo badaha Soomaaliya waxaa ka mid ah:

  • Dhagocad
  • Canwar ama Canweer
  • Baalaley iyo
  • Jeerjeer

Qaab-dhismeedka Libaaxbadeedka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qaabdhismeedka jidhka Libaaxbadeedka
Ilkaha libaaxbadeedka
Ukunta libaaxbadeedka