Grand Cape Mount County

Ka Wikipedia
Grand Cape Mount County
Flag
Grand Cape Mount County is located in Earth
Grand Cape Mount County
Grand Cape Mount County
halka ee ku taalo Liberia
Coordinates: 7°10′N 11°0′W / 7.167°N 11.000°W / 7.167; -11.000
Dalka Liberia
CaasimadaRobertsport
Degmooyinka5
Established1856
Dowlada
 • Kormeeraha GuudMs. Tenneh Simpson Kpadebah
Area
5,162 km2 (1,993 sq mi)
Tirada dadka
(2008)
 • Dhammaan129,817
 • Cufnaanta dadka25/km2 (60/sq mi)
Aag saacadeedUTC+0 (GMT)


Grand Cape Mount County waa degmo ku taal waqooyiga galbeed ee dalka Liberia. Degmada waxa ay ka midtahay 15ta degmo ee ka kooban tahay Liberia, Caasimada degmada waa Robertsport. Tirokoobkii 2018, degmada waxaa ku noolaa dad tiradoodu gaarayso 129,817 oo qof, taas oo ka dhigaysa degmadii sideedaad ee ugu dadka tirada badan Liberia. Degmadu waxay xad la wadaagtaa degmaada Gbarpolu oo ka xiga waqooyi-bari iyo degmada Bomi County oo ka xigta koonfur-bari. Dhinaca waqooyiga waxa ay xuduud la leedahay dalka Sierra Leone, halka galbeedka neh ay ku taalo Badweynta Atlaantik.

magaca[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaca degmada ayaa ka yimid 'Cape du Mont', waa eray Faransiis ah ee macnihiisu yahay Dhulka Buurta. 1461-kii, nin sahamiyo bortuqiis ah oo lagu magacaabo Pedro de Sintra, ayaa ugu magac daray dhulka.


Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]