Hadal
Appearance

Hadal (Af Ingiriis : Speech; Af Carabi: حديث) waa nooc ka mid ah wada xidhiidhka kaasi oo la isticmaalayo shanqadh iyo dhawaq laga samaynayo afka, kaasi oo micno iyo fahan la isla yaqaano leh.
Inta la ogyahay maanta dunidan waxaa hadla guud ahaan dhamaan xayawaanka,[1] waxaana dadka u gaar ah hadalka ay qoomiyad kasta keli u leedahay ee loo yaqaano luuqad.
Hadal waa marka afka la isticmaalo waqtiga xiriirid iyo isgaadhsiin.
Sidoo Kale Fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- ↑ https://www.webcitation.org/6P4CvBskm?url=http://www.cal.org/resources/digest/digest_pdfs/9904-tucker-globalBE.pdf. Archived from the original (PDF) on 2014-04-24. Retrieved 2016-06-19.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)