Horyaal Group

Ka Wikipedia
Horyaal Group
Si gaar loo leeyahay
ShirkadaDhismeha
La aasaasay2008
XaruntaBoosaaso, Soomaaliya
AlaabtaDejinta shaxda iyo qurxinta
WebsiteHoryaal-Group.com

Horyaal sida rasmiga ah loo yaqaano Horyaal Group waa shirkad ganacsi ka howlgasha wadanka Soomaaliya. Shirkadani waxay ka howlgashaa dhismaha.[1]

Hordhac

Shirkada Horyaal waa mid ka howlgasha dhisida iyo dib-u-habeynta guryaha.[2] Sida lagu sheegay warbixin, shirkadani waxay sanadkii 2017ka ku guuleysatay shahaado sharaf ay bixisay Ururka Abaalmarinta Soomaaliya (sidoo kale loo yaqaano International Somali Awards).[3][4]

Howlaha Shaqo

Shirkada dhismaha ee Horyaal waxay ka howlgashaa meelo badan oo wadanka Soomaaliya ka mid ah sida Gobolka Awdal, Puntland, iyo wadanka Jabuuti halkaasi ooy ka dhistey dhismayaal waaweynt oo iskugu jira hoteelo iyo kuwo kaleba.[5][6]

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. https://www.hiiraan.com/news/2015/jan/wararka_maanta30-89971.htm
  2. Frascarelli, Mara, and Annarita Puglielli. "Position, function and interpretation of Topics in Somali." Information Structure and Its Interfaces 19 (2009): 325.
  3. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2017-03-26. Soo qaatay 2017-05-30.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. http://internationalsomaliawards.com/#nominees-2016
  5. http://www.dawannews.com/index/2015/01/31/shirkadda-horyaal-iyo-kaalinta-ay-ka-qaadato-casriyeynta-dhismayaasha-dalka/[dead link]
  6. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-02-01. Soo qaatay 2017-05-30.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)