Qori

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Hub)
U bood: gooshitaan, raadi
Askari oo qori leh, rasaas ka duulayo

Quri, Qoray ama Bunduq (Af-Carabi: سلاح ناري, Af-Ingiriis: Firearm) waa qori ama biskoolada iyo wax walboo ay ka dhacdo rasaasta wax disha, wuxuu hal mar ridi karaa xabad iyo ka badan, waxaa loo adeegsadaa dagaalada iyo iska hor imaadyada, waxaa hubka la adeegsado ugu caansan AK-47 waxaa lagu sameeyay ruushka waxaana loo iib geeyaa oo haysta dowladaha caalamka badankood.