Hunguriga cuntada

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Hunguriga cuntada ee dadka
Qoorta dadka waxa ku dhexjira hunguriyo.
Dhuunta aadamaha marka afka laka furo.

Hunguriga cuntada (Af-Carabi: مريء Af-Taliyaani: esofago Af-Ingiriis: oesophagus) waa tuunbada cuntada ee dhex marta qoorta ayadoo ka bilaabanta dhuunta dadka, xoolaha iyo xayawaanka.

Hunguriga waxaa loo kala qaybiyaa labo: hunguriga neefta iyo hunguriga cuntada.