Jump to content

Hunguriga neefta

Ka Wikipedia
Hunguriga neefta ee dadka.
Qoorta dadka waxa ku dhexjira hunguriyo.
Dhuunta aadamaha marka afka laka furo.

Hunguriga Neefta (Af Ingiriis : Windpipe; Af Carabi : ar‎) waa tuunbada neefta ee dhex marta qoorta ayadoo ka bilaabanta dhuunta dadka, xoolaha iyo xayawaanka.

Hunguriga waxaa loo kala qaybiyaa labo: hunguriga neefta iyo hunguriga cuntada.