Jaanxor

Ka Wikipedia
Jaanxor

Jaanxor (Af Ingiriis : hawk) waa shimbir oo ku nool shanta qaaradood ba. Qaarada Afrika jaanxorada ugu badan waa Aquila spilogaster. Jaanxorada ee kooxda Accipiter ku jira waxay cunaan badankood shimbiro. Jaanxorada ee kooxda Buteo ku jira badankood waxay cunaan jiiro.[1]

Eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Little, William; Fowler, H. W.; Coulson, Jessie; Onions, C. T.; Friedrichsen, G. W. S. (1973) [1944]. "Hawk". The shorter Oxford English dictionary on historical principles (3 ed.). Oxford: Oxford University Press. ISBN 0-19-861-294-X. Any diurnal bird of prey used in Falconry ... In Nat. Hist., restricted to a bird of the subfamily Accipitrinæ ... To chase or hunt game with a trained hawk; to practise falconry. ... Thei hauke, thei hunt, thei card, thei dice. Latimer [Hugh 1485? – 1555]