Karin (degaan)

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Karin Bari Soomaaliya)
Jump to navigation Jump to search
Karin

Karriyyn

كارين
Degmo
Wadanka  Soomaaliya
Maamulka  Puntland
Gobolka Bari
Degmada karin
Government
 • Nuuca Degmo
Tirada dadka
 • Dhammaan 80,000
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)

Karin (Af Ingiriis : Caren, Af carabi: كارين) Waa magaalo ku taal Gobolka Bari Soomaaliya. Waxay kamid tahay magaalooyinka ugu facaweyn soomaaliya, 40 KM ayeey dhanka koonfureed ka xigtaa Magaalada Boosaaso waxaana la assaasay horaantii qarnigii 14-aad ee taariikhda miilaadiga, waxay ku taal deegaan Istaraatiiji ah oo ah Karinka Kala qaybsha Buuraha Calmiskaad & Calmadow, Waa qalcad dabiici ah.

Taariikhda[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Karin waxay ku bilaabatay Beero si tartiib tartiib ah ayeeyna Isugu bedeshay magaalo, Horaanta qarnigii 20-aad waxaa saldhig iyo xarun ciidan ka samaystay Faashiitihii Talyaaniga Xaruntaas oo ahayd mida Labaad ee ugu weyn ee Talyaanigu ku yeeshay Soomaaliya

Dhaqaalaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Nolasha dadka oo badideed aad ugu xiran magaalada bosaso, waxay ku tiirsantahay wax soosaarka beeraha iyo maydiga (beeyada iyo fooxa) maadaama Magalaada karin ay dhexdooda kutaal labada Buurood e Calmadaw iyo Calmiskaat kuwaaso ay kabaxaan xabkuhu.

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]