Keligii taliye

Ka Wikipedia

kaligii taliye waa nin aan dadkiisa soo dooran oo xoog ku qabsaday. sida aan wada ogsoonahayna marka laga yimado xiligii kaligii alaha u naxariistee kaligii taliye maxamed siyad bare ayad moodaa sida loo maleynayay dhicida siyaad iney dan u noqoneyso somaliyoo idil ayaa waxa dhacday in caqabad aad u dhib badneyd runtiina dhimasho iyo dhawacyo halisaa iyo waliba faqri gaajooyin wataahi ku habsaday umada somaliyeed, waxeyna noqotay rajadii somali kud kaguur ee qanje u guur. Waxaa dhacday in Cali Mahdi Maxamed ey si xooga ku saren qabiilki uu kadhashay ee ahaa hawiye.Halkaana waxa cali halkaa kaga yimid awood kaloo kaligii tali janaraal ceydiid isaguna watay, waxaana halkaa ka dhacay iska hor imaadyo saameyn ku yeshay qabiil wajigii hore, si sax ahna u noqday markii danbe qabiil.Halkaas oo cali durba gaashaanka loo daruuray ayadoo uu sababay cali kaligii taliye kadib markuu ku duulay qabiilka daarood siduu u dhanyahay asagoo isaga sii jedinayay ceydiid.Halkaas oo cali qorshihii uu watay siduu rabay ku noqon wayay oo ceydiid markuu gacanta uga dhigay hubkii hawiye hayay ku soo rogaal celiyay cali iyo xulufadiisii afar jeeblayaashii markaa jiray. Halkaana ceydiid gadigood dabada kaga dhacay.Hasa yeeshee markii la,eryay cali, ceydiidna dhintay, markii caato ilaah ku saladay oo ina adeerkiis ah, ayaa waxa yimid c/qasin salaad xassan oo isaga lagu soo doortay wadanka Jabuuti oo uu markaa ka talinayay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo isaga somalidu runti u aragto in uu yahay nin maslaxada somali jecel, ayaa isku dayay in uu isugu keeno Soomaaliya inta ku dagalameysa.Xukunka Magalada Jabuuti oo iyadu markii hore laga dhacay wadanka Soomaaliya. Muddo sanad dha dhaw ah ayaa markii halkaa lagu falan qeyay gogol baarlamaan iyo wasiro iyo waliba madaxweyne,ayaa halkaa ey suura gal ku noqotay in lagu soo doorto, c/qaasin salaad xassan, oo isagu noqday madaxweyne muda gaaban, kadib markii ey isku kaceen jufadii uu ka dhashay iyo waliba kuwii la shaqeynayay oo iyagu qilaaf ka,dhex dhacay,markii lacago dibada laga keenay leysku qab qabsaday nooqeeybi iyo qeybin mayo qaran ayaa ~leh ! si,kastaba ha,ahaatee waxaa halkaa markii c/qasin laga turay xilka dib doorasho misna dalka keenya lala tagay lagu soo calemo saray madaxweyne cabdullahi yusuf mudo kadibna iyadoon dowladiisu wax ka,bedelneyn sida kuwii hre ee cali c/qasin , ayey isqilafeen asaga iyo ra,iisul wasarahiisii geedi oo isaga sida sida somalida afkoodu u batay la yiri ithopia ayaa maamuleysay , sikastaba ha,ahaatee Dawladdaasina halkaas ayey ku burburtay waxaana ku soo booday wadaadadii oo iyagu si weyn u soo baxay kadib markey sumcad kaheleen shacabka oo isagu lahaa diin bey ku dhaqayaan wadankoo dilkaa dhamaan , waxey jiitantaba malxalado kadib ayaa waxaa sura gasshay in loo magacaabo madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Shekh Axmed oo noqday madaxweynaha Soomaaliya ayadoo durba qas dhashay oo culeys kabilaawday awood kaligii taliye nimo xukunkii uu kororsaday asagoo kasoo korosaday wadanka ugaandha halkaasoo ey iska horyimaadeen isaga iyo golaha baarlamaanka halka walaacaa kayimid kororsiga durba lagu bedelay walaac kaloo ku wajahnaa ra,iisul wasaraha dalka ninkii loo magacabay ee C/llaahi Farmaajo oo haatan xilka laga qaaday. lasoco qeybta kale. Waxaa u maleenaa in oo maqaalkaan u baahanyahay in laga saaro meeshan, sababtoo ah waxoo ka hadlaa dagaalo qabiil iyo is qabqabsiga Siyaasadda

Dalka Jabuuti aw ka taliyo keligii taliye ismaaciil cumar geele ayaa kamid ah keliigood u taliyaasha bulshada somaaliyed ka madax ah. Jabuuti oo kooxaha mucaaradka dhib aad uwey ay haysato marwalba. Dibta dalka jabuuti ayaa adunweynuhu indaha iska qabtaa, dibtaas oo dadka reer jabuuti ay saameyso maalinwalba. Laakin hada dawladaha u waaweyn oo raba amba rajaynaya in uu isbadal aw kadaco dalka jabuuti xaga madaxtooyada si aw keligii taliye ismaaciil xilka looga wareejo iyadoon wax dagaal ah ana kadicin dalka.