Khuram suldaan

Ka Wikipedia

khuram suldaan oo loo yaqaan sidoo kale rookislaana waa xaaska suldaanka cusmaaniyiinta suleymaan qaanuuni, waana hooyada saliim labaad,waxaa lagu eedeeyaa inay lug ku lahayd dilka shahrazaada musdafa oo ahaa kan ugu weynaa ilmaha suleymaan qaanuuni iyo dilka sadrulacdam Ibrahim baashaa.

khuram suldaan
خرم سلطان
Dhalatay: qiyaastii 1502 ama 1504
goobta dhalshada: roohaatin, boqortooyada boolaaan
Diintiisa: kirishtaan artodkas, kadib islaam
Dhalasho: dawlada cosmaniya
xaaska suleymaan qaanuuni
ilmaha saliim labaad
Dhimatay: 1558
Ku dhimatay: Qusdandiiniya